Shirkadda Oscar oo ku dhawaaqday go’aan adag oo ka dhan ah Will Smith

Shirkadda Oscar ee bixisa abaalmarinta ugu sareysa filimaanta iyo aktarada jila ayaa ku dhawaaqday go’aan adag oo ka dhan ah aktarka caanka ah ee Will Smith oo xafladii abaalmarinta ku dharbaaxay majaajiliistaha Chris Rock . Qoraal kasoo baxay maamulka shirkadda Oscar ayaa lagu shaaciyay in aktarka Will Smith in muddo 10 sano ah laga mamnuuco … Continue reading Shirkadda Oscar oo ku dhawaaqday go’aan adag oo ka dhan ah Will Smith